Israa’iil waxa ay meel-ka-saartay taliyihii ciidanka Quds oo Yuhuudda caalamka ku bartilmaameedsanayay
Israa'iil waxa ay meesha ka saartay taliyihii ciidanka Quds ee mas'uulka ka ahaa weerarada caalamiga ah ee lagu bartilmaameedsanayay Yuhuuda iyo Israa'iiliyiinta.
