Israa’iil oo u sheegtay Maraykanka in dadaalka Lubnaan ee lagu xakameynayo Xisbullaah uu fashilmay
Israa'iil ayaa u sheegtay Maraykanka in barnaamij tijaabo ah oo loogu talagalay ciidanka Lubnaan si ay u burburiyaan kaabayaasha Xisbullaah ee koonfurta Lubnaan uu ku guuldareystay inuu keeno natiijooyin.
