Shan Sarkaal Sare oo ka tirsan Askarta Kacaanka Islaamka ee Iiraan (IRGC) ayaa lagu dilay iyagoo ku kulmayay Hotel ku yaal Beyrut
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa soo sheegay inay ku dileen shan sarkaal oo sare oo ka tirsan ciidanka Quds ee Iiraan (IRGC) hotel ku yaal Beyrut habeenkii xalay, kuwaas oo ay ku jiraan Majid Hassani, Cali Riida Bay-Azaar,…
