Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay safiirada dalalka ajnabiga ah ee fadhigoodu yahay Israa’iil
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Gidcon Saar, ayaa la kulmay 60 safiir oo ku sugan Israa'iil, isagoo ugu baaqay in si guud loo go'doomiyo xiriirka Iiraan isla markaana uu cambaareeyay falalka Xisbullaah.

















