Israa'iil oo dhaleeceysay hadalkii Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga oo ku tilmaantay inay tahay dhiirigelin loo geysto xasuuq
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa'iil, Gidcon Saar, ayaa ku eedeeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, inuu "ku dhiirigelinayo xasuuq" Yeruusaalem, ka dib markii Fidan uu ku tilmaamay Israa'iil "culays ay…
