Wariye Al Jazeera ah oo lagu dilay Gasa wuxuu ka caawiyay dhismaha hubka Xamaas
Israa'iil ayaa xaqiijisay in weriye u dhashay Al Jazeera oo lagu magacaabo Maxamed Washaax, kaas oo ku dhintay duqayn dhinaca cirka ah oo ka dhacday Gasa, uu ahaa sarkaal sare…
