Ciidamada Milatariga Israa’iil oo sii wada hawlgalka lagu burburinayo hay’adda ammaanka gudaha Iran
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) waxay sii wadaan inay bartilmaameedsadaan cutubka amniga gudaha ee Iiraan ee Basij, iyagoo meel ka saaray taliyahooda isla markaana weeraray in ka badan 10 goobood oo ku yaal Tehraan.
