Israa’iil: ‘Larijani Waxaa Lagu Bixinayay $10 Milyan oo Doolar – Annaga Waxaan U Sameynay Si Bilaash Ah
Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil, Gidcon Saar, ayaa ku dooday in Israa'iil ay si bilaash ah ku dishay Cali Laarijaani oo ka tirsan Iiraan, kaas oo madaxiisa lagu soo rogay abaal-marin dhan $10 milyan.
