Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa’iil oo la wadaagtay Wasiirada Arrimaha Dibadda Jarmalka, Talyaaniga iyo Giriigga Warbixin ku saabsan Heshiisyada Lubnaan
Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil, Gidcon Saar, ayaa la wadaagay dhiggiisa Jarmalka, Talyaaniga iyo Giriigga go'aankii Ra'iisul Wasaare Netanyaahu ee furista wadahadal toos ah.
