Madaxa maamulka shaqaalaha Ajnabiga, Muuse Nakash, ayaa yiri: "Waqtiyadan oo kale, in ka badan sidii caadiga ahayd, waxaa muhiim ah inaan habraacyada u fududayno shaqaalaha ajnabiga ah luqadooda. Waxaan halkan u joognaa shaqaalaha, wax kasta oo loo baahan yahay."
——————
Afhayeenka, Qaybta Isgaarsiinta iyo Xiriirka Dadweynaha
Www.piba.gov.il
Mawduucyada La Xiriira

























