Shaqaale shisheeye oo ku soo batay Israa’iil dagaalka awgiis
In kabadan 116,000 oo shaqaale ajnabi ah ayaa soo buuxiyey Israa'iil tan iyo 7-dii Oktoobar, waxaana 60,000 ka mid ah ay yimaadeen 2025, si loo xaqiijiyo sii wadida dhaqaalaha iyadoo uu socdo dagaalka.























