Waxaan la yeeshay wada hadal aad u miro dhal ah Ra'iisul Wasaare Binyamiin Netanyaahu, oo ka socda Israa'iil, waxaana la xaqiijiyay in aanay ciidamo u socon doonin Beyrut.
Trump oo sheegay in wicitaan wax soo saar leh oo uu la yeeshay Netanyahu uu sababay in aan ciidamo loo dirin Beyrut, iyo heshiis xabad-joojin ah oo lala galay Xisbullaah.