Waxaan la yeeshay wada hadal aad u miro dhal ah Ra’iisul Wasaare Binyamiin Netanyaahu, oo ka socda Israa’iil, mana jiri doonaan ciidamo u socda Beyrut, waxaana horey loo celiyay ciidankii jidka ku jiray. Sidoo kale, waxaan wada hadal aad u wanaagsan la yeeshay Xisbullaaah, iyada oo loo marayo wakiilo sare, waxaana ay ku heshiiyeen in dhammaan rasaastu istaagi doonto — In Israa‘iil aysan weerari doonin, iyaguna aysan weerari doonin Israa’iil. Madaxweyne DONALD J. TRUMP

Xigasho ka timid Shabakadda Donald Trump ee Truth Social