Maanta oo Axad ahayd, daraasiin dad rayad ah oo Israa’iili ah ayaa isku dayay inay ka gudbaan xadka dhinaca Suuriya.
Dhallinyaro Israa'iili ah oo tiradoodu tahay tobannaan qof ayaa isku dayay inay u gudbaan Suuriya, laakiin waxaa joojiyay oo xiray ciidamada Difaaca Israa'iil, kuwaas oo cambaareeyay fal dambiyeedka khatarta ah.
IDF forces arrived at the location, acted to prevent the civilians from crossing, and detained them. The detained civilians were transferred for further treatment by the Israel Police. The IDF strongly condemns the attempt to cross and emphasizes that this is a serious incident that constitutes a criminal offense endangering IDF forces and civilians.
