Xubno ka tirsan Booliska Israa’iil ayaa waxay ku qabteen hub sharci darro ah oo fara badan magaalada Rahat ee dadka reer Beduu ay degaan.
Sida qayb ka mid ah hawlgalka "Shabakadda Birta" (Iron Network), oo ah "dagaalka" Israa'iil ee ka dhanka ah dembiyada rabshadaha wata ee ka jira bulshooyinka Carabta, Booliska Israa'iil ayaa sii wada bartilmaameedsiga...
