Ciidamada Israa’iil oo Afar Xubnood oo Ka Tirsan Xisbullah Ku Dilay Weerar Dhanka Cirka Ah
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa duqayn ka fuliyay koonfurta Lubnaan, waxaana ay ku dileen afar ka tirsan dagaalyahanada Xisbullaah oo la sheegay inay u sii socdeen dhanka gobolka ammaanka ee Al-Caqiida.
