Wakaalad Israa’iili ah ayaa beenisay eedeymo cusub oo Qaramada Midoobay ka soo saartay cunto yaraanta Gaza
COGAT ayaa beenisay eedeymaha Qaramada Midoobay ee ku saabsan gaajada ka jirta Gaza, isagoo sheegay iney jiraan sahay cunto oo ku filan iyo waddooyin shaqeynaya, taasoo lid ku ah qoraalada baraha bulshada ee QM.
