Wasaaradda Israa’iil oo sheegtay in Boqolaal Gaadiidka Gargaarka ah ay Galayaan Gaza Xataa Dagaalka Iiraan
Wararka ka soo baxay COGAT ayaa sheegaya in boqolaal gaadiid oo gargaar ah ay maalin walba galaan Gaza iyagoo wada sahay, xitaa marka uu dagaalku socdo, isla markaana ay fududeeyeen dhaq-dhaqaaqa dadka rayidka ah iyagoo sii maraya isgoyska…
