Xisbiga Talada Germany Haysta oo U Dhaqaaqay Inuu Joojiyo Maalgelinta Maamulka Falastiiniyiinta, Kana Fiiro Ka Qaato Taageerada UNRWA
Jarmalka oo joojinaya dhaqaalaha Maamulka Falastiiniyiinta iyo dib u-jeedinta gargaarka UNRWA Dalka Jarmalka, shir ka dhacay magaalada Stuttgart, ayaa lagu meel mariyay qaraar lagu joojinayo dhaqaalaha loo siiyo Maamulka Falastiiniyiinta,…
