8% oo ka mid ah Israa'iiliyiinta ayaa Turkiga u arkaan Khatar Weyn oo ku Soo Food-leh Amniga Qaranka
Warbixin ay soo saartay JCFA ayaa muujineysa in 68% dadka Israa'iiliyiinta ah, gaar ahaan Yuhuudda Israa'iili (77%), ay Turkiga u arkaan khatar amni oo halis ah, iyadoo kuwo badan ay taageerayaan tallaabo milateri.
