Netanyahu Oo Ka Hadlay Buurta Xarmon Ee Suuriya: “Ma Ogolaan Doono Ciidan Argagixiso Oo Xududda Nala Wadaaga
Ra'iisul Wasaare Netanyaahu wuxuu booqday Buurta Xermoon, isagoo ku celceliyay inay Israa'iil leedahay maamul dhammaystiran, wuxuuna ballan-qaaday inay ka hor istaagi doonaan ciidamo argagixiso oo ku sugan xudduuddeeda.
