Milyan Israa’iili ah oo u guuray Shirkadaha Korontada Gaarka loo leeyahay
In kabadan hal milyan oo Israa'iili ah ayaa u wareegay shirkado tamarta gaarka loo leeyahay sanadkii 2025, iyagoo ka faa'iidaystay dhimis 7-20% ah oo lagu sameeyay biilashooda korontada, taasoo ka dhalatay dib-u-habayn weyn.






















