450,000 Guryaha Israa'iil oo u Guuray Shirkado Koronto oo Gaar loo Leeyahay
In ka badan 450,000 oo guri iyo ganacsiyo Israa'iili ah ayaa ka guurey shirkadda korontada ee dawladda (IEC) una guurey shirkado gaar ah oo koronto bixiya, iyagoo ka faa'iideystay ilaa 20% dhimis.
