Madaxa Guddiga Nabadda: Xamaas Oo Ku Heshiisay Inay Dhiibto Hubkeeda
Xamaas iyo kooxaha kale ee Gasa ayaa ku heshiiyay inay hubka dhigaan oo ay la wareegaan maamul dawlad loo aqoonsan yahay Qaramada Midoobay, sida uu sheegay Nikolay Mladenov oo ka tirsan Guddiga Nabadda.
