WARARKA HADDA: Wargeyska New York Times ee Fashilmay, ka dib 10 sano oo dhibaateyn, dacaayado iyo sumcad dil ah,
Qoraal ka soo baxay Trump oo ku qoran barxadda Truth Social ayaa lagu shaaciyay in dacwad been-abuur ah oo ka dhan ah The New York Times ay horumarayso ka dib markii garsoore uu amray in la cusbooneysiiyo dacwadda.
