Hogaamiye Xamaas oo Gasa ku Sugnaa oo la Rumeysan Yahay in la Dilay
Ciidamada Israa'iil (IDF) ayaa la rumeysan yahay inay ku dileen hoggaamiyihii Xamaas Ra'ed Saac weerar gantaal oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Gasa. Hawlgalkii 'Casho Dambe' ayaa bartilmaameedsaday qorsheeyaha muhiimka ah ee weeraradii 7-dii Oktoobar.
