Maxkamadda Sare ee Israa’iil oo Amartay Kineset-ka in ay Qabato Doorasho Cusub oo Kormeeraha Guud ee Dalka
Maxkamadda Caddaaladda Sare ee Israa'iil ayaa amartay Kineset-ka inay qabato cod cusub oo doorashada Kormeeraha Guud ee Dalka. Ugu yaraan todobo xubnood oo ka tirsan isbahaysiga...
