Israa’iil Waxay Magacawday Safiirkeedii Ugu Horreeyay Ee Somaliland Kadib Markii Ay Dhaaxday Xidhiidh Dibloomaasiyadeed
Israa'iil ayaa u magacawday Michael Lotem safiirkeedii ugu horreeyay ee Somaliland, oo ah dal ku yaal Geeska Afrika, ka dib markii la dhisay xiriir dibloomaasiyadeed bishii Disembar 2025.
