Ergeyga Maraykanka: Xamaas Waa La Hubka Ka Dhigi Doonaa, Laakiin Ma Oga Kuma Sameyn Doono
Ergeyga Maraykanka u fadhiya Israa'iil, Mike Huckabee, oo ka hadlayay Tel Abiib, ayaa sheegay in Xamaas la hubka ka dhigi doono, balse uu ka walaacsan yahay cidda fulin doonta hawshaas, taasoo laga yaabo inay noqoto Ciidamada Difaaca Israa'iil.
