Netanyahu oo Sharaxay Istaraatiijiyad Cusub oo Wadamada Gobolka iyo Adduunka ah
Ra'iisul Wasaare Netanyaahu oo sharraxay istaraatiijiyad cusub oo Israa'iil u samaysay "lix geesood" Ra'iisul Wasaare Binyamiin Netanyaahu ayaa sharraxay istaraatiijiyad cusub oo Israa'iil ay ka dhex-dhisayso gobolka iyo caalamka, taasoo xoojinaysa xiriirka ay la leedahay Maraykanka, Hindiya, iyo…






















