Dhaqaalaha Maraykanka oo tallaabo ka dhan ah |kuwii Gaza u qaadayay doonyo taageerayay Xamaas ka qaaday
Wasaaradda Maaliyadda ee Maraykanka ayaa ganaaxday afar qof oo lagu xiriiriyay doonyo taageeraya Xamaas, iyadoo la doonayo in la carqaladeeyo shabakadaha maaliyadeed ee Xamaas ee caalamiga ah.
