Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil oo la kulmay Hoggaamiyeyaal Siyaasadeed oo Jarmal ah oo Booqasho ku Yimid
Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil Gidcon Saar oo la kulmay hoggaanka Xisbiga Cagaaran ee Jarmalka, ayaa u mahadceliyay Jarmalka saaxiibtinimadiisa iyo hoggaanka Midowga Yurub.






















