Dagaal Cirka Israa’iil oo lagu dilay Madaxa Waaxda Hawlgallada ee Xamaas ee Sirdoonka Militariga
Ciidamada Difaaca Israa'iil ayaa ku dhawaaqay geerida Iyad Shambari, oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsan Xamaas, kaasoo mas'uul ka ahaa hawlaha sirdoobka milatariga iyo qorsheynta weerarada.
