Israa’iil Waxay Dishay Labo Hogaamiye oo ka tirsan Jihaadka Islaamka oo Qorsheynayay Weeraro
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa xaqiijiyay inay dileen laba sarkaal oo ka tirsan Jihaadka Islaamka, Iyad Nabal iyo Axmed Ma’ruuf, kuwaas oo mas’uul ka ahaa weerarrada gantaallada, kadib weerar ka dhacay maalintii Isniinta.
