50 Qof oo Maanta Ka Baxay Gasa si Daaweyn Caafimaad Loogu Sameeyo
Maalintii Khamiista, ku dhawaad 50 bukaan iyo dadkii la socday ayaa ka soo baxay Gaza si ay u helaan daryeel caafimaad iyagoo sii marayey Xudduudda Rafax.
Maalintii Khamiista, ku dhawaad 50 bukaan iyo dadkii la socday ayaa ka soo baxay Gaza si ay u helaan daryeel caafimaad iyagoo sii marayey Xudduudda Rafax.
Israa'iil waxa ay dib u furaysaa isgoyska Raafax ee Gasa oo ku yaal Masar maalinta Arbacada, March 18, si ay u fududayso dhaqdhaqaaqa dadka, ka dib qiimayn amni.