Israa’iil waxay bilowday Barnaamij Cusub oo Dhallinyarada Waxbaraya Tamarta Cagaaran
Israa'iil waxay bilowday barnaamijka "Swift – Youth Energy Leadership" si ay ugu tababarto dhalinyarada tamarta cagaaran, iyadoo diiradda lagu saarayo deegaannada fog-dheer iyo mashruucyada bulshada si loo helo nolol caafimaad leh.
