Booliska Israa’iil oo ku sugan Ukraine si loo ilaaliyo ammaanka Roosh Hashaana

Wafdi ka socda Booliska Israa'iil ayaa gaaray Ukraine waxana ay bilaabeen hawlgal wadajir ah oo ay la galeen booliska maxalliga ah si loo ilaaliyo amniga rayidka iyo kala dambeynta dadweynaha inta lagu guda jiro munaasabadaha Roosh Hashaana ee magaalada Uman.