Wafdi Booliis Israa’iil ah ayaa gaaray magaalada Uman ee dalka Ukraine si ay u fuliyaan qorsheyaal amni oo ku aaddan ciidda Roosh Hashaana.
Wafdi ka socda Booliska Israa'iil ayaa gaadhay magaalada Uman ee dalka Ukraine, si ay ugula shaqeeyaan laamaha ammaanka ee maxalliga ah arrimaha ammaanka ee la xiriira xafladda soo socota ee Roosh Hashaana.
