Israa’iil oo canbaareysay Isbayn kadib markii lagu gubay sawir madaxweyne Netanyaahu
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa'iil ayaa cambaareysay gubista sawirka Ra'iisul Wasaare Netanyaahu ee dalka Spain, iyagoo ku tilmaamay inay tahay mid ka dhan ah Yuhuudda, isla markaana ay sheegeen inay ka timid dhanka Sánchez.
