Netanyahu oo la hadlay Elon Musk: Israa’iil iyo Teknolojiyadda AI
Ra'iisul Wasaare Netanyaahu waxa uu la hadlay Elon Musk oo ku saabsan horumarinta tignoolajiyada AI ee Israa'iil iyo gaadiidka casriga ah, waxaana uu Musk aqbalay martiqaad uu ugu tagayo bisha Maarso.
