Taliye Xamaas Oo Qorsheynayay Weerarar Cusub Oo Argagixiso Ayaa Lagu Dilay Duqayn Ka Dhacday Gasa
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa ku diley taliyihii Xamaas ee Adel Jahad Maxamed Asfour, duqeyn dhinaca cirka ah oo ka dhacday Gaza. Asfour waxa uu qorsheynayay weeraro argagixiso oo degdeg ah iyo qorsheyn gantaalo iyo bambooyin ah.
