Boqortooyada Ingiriiska oo lagu wado inay ku dhawaaqdo Cunaqabataynta Deegaamada Israa’iil Talaadada
Boqortooyada Ingiriiska ayaa lagu wadaa inay ku dhawaaqdo xayiraad lagu soo rogo ganacsiga, maalgashiga iyo adeegyada la xiriira guryaha ay Israa'iil ka dhistay dhulalka la haysto, kadib markii dhawaan la soo saaray dalabyo dhismaha ah oo laga sameeyay…
