Faransiiska, Jarmalka, Talyaaniga iyo UK oo cambaareeyay qorshaha deegaanka Israa’iil ee E1
Faransiiska, Jarmalka, Talyaaniga, iyo Boqortooyada Midowday ayaa cambaareeyay qorshaha deegaanka E1 ee Israa'iil, iyagoo ku baaqay in laga laabto dalabka 1,200 guri.
