Malta oo dib u billowday aqoonsiga baasaboorka Israa’iil
Wasiirka Arrimaha Dibadda Malta, Christopher Fearne, ayaa la socodsiiyay Israa'iil in dhammaan dukumentiyada safarka ee Israa'iil hadda la aqoonsan doono, taasoo fududaynaysa safarka Israa'iiliyiinta.
