Muwaadin Israa’iili ah ayaa lagu xiray Nederland isagoo looga shakiyay inuu ka mid yahay shabakad caalami ah oo daroogada ku soo qaada boostada
Muwaadin Israa'iili ah ayaa lagu xiray dalka Nederlaan isagoo looga shakisan yahay inuu ka qayb qaatay shabakad caalami ah oo daroogada tahriibisa, taasoo isticmaashay boostada si ay daroogada ugu dirto Israa'iil.
