Israa’iil Waxay Dagtay Mashruuc Tareen Fudud oo Dhan $2.1 Bilyan Ah Oo Xiriirin Doona Magaalooyinka Waqooyi
Israa'iil waxa ay bilowday mashruuca tareenka fudud ee Nofit oo ku kacaya $2.1 bilyan, kaas oo ah 41km oo isku xira Xayfaa iyo Naasaret, waxaana la filayaa inuu qaado 100,000 oo rakaab ah maalin kasta.
