Cilmi-baaris Israa’iili oo cusub oo ku saabsan Daawaynta Cusub ee Haweenka
Cilmi-baaris cusub oo Israa'iili oo ka timid Machadka Hadassah iyo Machadka Weizmann ayaa waxay siineysaa rajo cusub dadka qaba xanuunka bakteeriyada ee vaginoosis, iyadoo la adeegsanayo daaweyn dib u soo celisa microbiome-ka.
