Probiotics-ka oo Noqon Kara Qalab Cusub oo Lagu Xoojiyo Difaca Dadka Qaba HIV-ga
Cilmi-baaris ay sameeyeen Prof. Eran iyo Hila Elinav oo ka socota Israa'iil iyo Itoobiya ayaa muujisay in bakteeriyada mindhicirka ay ka caawin karto dadka qaba HIV-ga inay dib u hagaajiyaan waxyeelada difaaca jirka, taasoo bixisa rajo cusub oo…
