Ra’iisul Wasaare Netanyaahu oo la kulmay wafti ka socda JINSA

Ra’iisul Wasaare Binyamiin Netanyaahu wuxuu la kulmay wefdi ka socday JINSA – oo ay ku jiraan saraakiil milateri oo Maraykan ah oo hawlgab ah, kuwaas oo saaxiib la ah Israa’iil – xafiiskiisa magaalada Yeruusaalem.