Ra’iisul Wasaare Netanyaahu iyo xaaskiisa Sara waxay soo dhaweeyeen Madaxweyne Ku-xigeenka Maraykanka JD Vance iyo xaaskiisa Usha oo gaaray Israa’iil

Ra’iisul Wasaare Binyamiin Netanyaahu iyo xaaskiisa Sara, subaxnimadan (Arbaco, 22 Oktoobar 2025), xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Yeruusaalem, waxay ku soo dhoweeyeen Madaxweyne Ku-xigeenka Maraykanka JD Vance iyo xaaskiisa Usha.